Madaxweyne Trump, ayaa lagu warramayaa inuu xiriirka u jaray RW Israel Netanyahu , taasoo lagu wargeliyay saraakiisha Israa’iil, sida ay Al Jazeera ka soo xigatay...
Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u ballaarinaysa saldhigga milatari ee Baladogle, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, si ay u xoojiso dagaalka ka dhanka ah...
Wararka ka imaanaya degmada Caabud-waaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in hal qof uu ku geeriyooday labo ruux oo kalena ay dhaawacmeen ka dib markii...
Pakistan ayaa wax yar ka hor ku weerartay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Hindiya , iyadoo qaraxyo laga maqlay garoonka diyaaradaha Jammu,...
Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa diiday go’aanka ay xukuumaddu Sudan ku gaartay in ay jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Warbixin ay daqiiqado yar ka hor...
Askar hubeysan oo la sheegay in ay katirsan yihiin ciidanka daraawiishta maamulka Puntland, ayaa maanta weerar khasaaro kala duan dhaliyay ku qaaday saldhigga Koonfureed ee...