Iran oo saakay weerar culus oo aan horey loo arag ku qaaday Israa’iil (Sawirro)
Milatariga Iran, ayaa saakay weerar culus oo u muuqda aargoosi waxa ay ku qaadeen magaalooyin kuyaalla Israa’iil, waxaana weerarkan ka dhashay khasaarooyin kala duwan. Gantaalo...