Beri oo Isniin ah, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, shirkan...
Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib weerar lagu qaaday magaalo ku taalla Koonfurta Suudaan, waxaana jirta cabsi...
Mid ka mid ah kulamadiisii ​​caadiga ahaa, ayuu Joseph Stalin, hoggaamiyihii Midowga Soofiyeet, wuxuu dalbaday in digaag loo keeno. Si adag ayuu u qabtay wuxuuna...
Ra’iisul Wasaaraha dawladda caalamka aqoonsan yahay ee Yemen, Axmed Cawad Bin Mubaarak ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay Waxaa uu is casilaadiisa ku...
Warbaahinta Taiwan ayaa ku warantay in bartamaha sanadkan Somaliland iyo Taiwan kala saxiixan doonaan heshiis Milatari oo Somaliland u ogolaanaya qalabka milatariga oo ay ku...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa galabta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Wasiiro ka tirsan Xukuumada federaalka Somalia, Mas’uuliyiin...