Deni oo kulan fogaan arag ah la qaatay Wakiilada beesha caalamka
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, Kulanka...