Iraq oo soo saartay amar xiritaan oo ka Dhan ah Madaxweynaha Ku-meelgaarka Suuriya Axmed al-Sharaa. Xildhibaanada baarlamanka dalka Ciraaq ayaa soo saaray amar lagu xirayo...
Warbixin Maaliyadeed oo uu daabacay Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda ayaaa lagu sheegay in sanadkii 2024 ay dowladdu soo xareysay $369,353,791 oo canshuur ah. Dakhligaas...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku casuumay Ukraine inay ka qeyb gasho “wadahadal toos ah” oo dhici doona 15-ka May, saacado kadib markii hogaamiyeyaasha Yurub...
Xabbad-joojintii uu dhexdhexaadiyay Trump ee Pakistan iyo Hindiya ayaa u muuqata mid aan dhaqan gelin illa hadda kaddib markii milatariga Pakistan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Türkiye Hakan Fidan ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil oo loo isticmaalay maadooyinka Arsenic iyo Mercury. Fidan waa nin hoggaamin...
Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Ishaq Dar ayaa sheegay in Pakistan iyo Hindiya ay ku heshiiyeen xabbad joojin degdeg ah. Trump, wuxuu ku dhawaaqay inuu dhex...