Maxay ka wada hadleen Aadan Madoobe & dhigiisa Algeria?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria kula...