Xildhibaanno mucaarad ah oo xasaanadda laga qaaday (magacyada+Sawirro)
Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle, ayaa maanta magaalada Jowhar ku yeeshay kalfadhigiisa 17aad, kulankiisa 2aad, kaas oo looga dooday xaaladda guud ee amniga iyo arrimo kale...