Baarlamanka Iran oo ansixiyey in la xiro Marin biyoodka Hormuz
Baarlamaanka Iiraan ayaa ansixiyay go’aan lagu xirayo marin-biyoodka Hormuz kaddib duqeymo Mareykanku la beegsaday saddex xarumood oo nukliyeer ah. Waxaa la sugayaa go’aanka kama dambaysta...