Qarax ka dhacay Fagaare Ra’isul Wasaaraha Itoobiya kula hadlayay Kumanaan dad ah
Qarax xoogan ayaa ka dhacay fagaaraha Meskel Square ee magaalada Addis Ababa, xili uu halkaasi kumanaan taageerayaashiisa ah kula hadlay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka...