Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay qaraxii saaka ka dhacay Magaalada Addis ababa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii saaka ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Addis Ababa, halkaasoo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya uu...