Qaraxyo mataano ah oo ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan ayaa maanta dilay ugu yaraan 26 qof, oo ay ku jiraan suxufiyiin badan....
Waxaa goordhaw ka tanaasulay in ay ka qeyb galaan Wareega labaad Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Shariif...
Waxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta Wareega koobaad ee doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana goordhaw la filayaa in ay bilaabato tirinta codadka. Doorashada waxaa ku tartamaya...
Waxaa goordhaw Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka in uu u tartamo ka tanaasulay Musharax Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe   oo horey uga mid ahaa Xildhibaanada...
Waxaa goordhaw xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana kursigan ku tartamaya 11-Musharax. Xildhibaanada ayaa maanta si rasmi ah...