Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa saakay darawal Mooto Bajaaj waxa ay ku dileen halka loo yaqaan Seybiyaano oo ku dhaw Isgooska Banaadir, waxaana dilkaasi aad...
Waxaa shalay tiro hoobiyaal ah kusoo dhaceen xaafado dad barakacayaal ah degan yihiin oo ku dhaw xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in Kooxaha ka dagaalama Soomaaliya ee Al Shabaab iyo Daacish dhibaato ku hayaan dowlada iyo shacabka...
Safiirka Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay inuu xilkaas ka tagayo. Talaabadan   ayuu sheegay iney ugu wacan tahay siyaasadaha Trump uu...
Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir waxaa lagu gowracay nin magaciisa lagu sheegay Xuseen Cali Cumar oo ka mid ahaa ragga xoolaha ku qala  Suuqa degmadaas...
Adeegyo Caafimaad oo si bilaashka ah loogu sameynayey qaar ka mid ah dadka danyarta ah, looguna talo galay in lagu weyneeyo munaasabada 1-da luulyo ayaa...