C/kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa markii u horeysay ka soo muuqday Video la soo geliyay baraha bulshada, ka dib munaasabad qado ah oo loogu sameeyay magaalada Addis Ababa.
Qalbi Dhagax ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed sida ay ugu dhiidhiyeen qabashadiisa iyo dulmigii loo geystay.
Waxaa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan ay yihiin hal umad, isagoo xusay inay dad yar ka dambeeyeen qabashadiisa, inkastoo aanu magac dhabin.
HOOS KA DAAWO HADALKA QALI DHAGAX OO DHAMAEYSTIRAN
https://www.youtube.com/watch?v=iXizZrMMMLc
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com