(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee ciidanka xoogga dalka ugu dabaaldegeen Munaasabada 12-ka Apriil
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo...