Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka baxay balantii dhankiisa ahayd ee kulan madaxeedkii qorshaysnaa ee la filayey inuu bisha dambe la yeesho hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi,...
Guddiga qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay gaarsiiyeen gargaar lacageed oo ay ugu tala galeen in...
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin, si ay isugu daydo in ay ka hortagto dadka aargoosi ahaan...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,...
Booliska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeen. Saraakiisha ayaa sheegay in...