Madaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii Maxkamada Sare, mid cusubna magacaabay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Maxakamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan...