Rag bastoolado & bambooyin ku hubeysnaa oo goor dhow Muqdisho lagu qabtay
Israsaaseyn kooban ayaa galabta casar gaabadkii ku dhexmartay magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhow buundada Ansalooti ee degmada Waaberi ciidamada xasilinta iyo dabley hubeysan....