Madaxda iyo shacabka Israa’iil, ayaa lagu qasbay in guryahooda isaga cararaan, waxa ayna gabaad ka dhigteen godad dhulka hoostiisa ah , si ay uga badbaadaan...
Dowladdu xil ayey bixisaa, waa qaaddaa, waana diiddaa, laakiin mucaaradnimadu xil la bixiyo, ama jago la kala xigsan karo maaha, waa hawl u furan siyaasi...
Milatariga Iran, ayaa maanta mar kale weerar culus oo gantaalo ah waxa ay ku qaadeen magaalooyinka Tel Aviv iyo Qudus ee maamulka Israa’iil, waxa ayna...
War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya, ayaa lagu shaaciyay in uu geeriyooday sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab, sargaalkan ayeyna dowladda ku eedeysan in uu maleegay shirqoolo...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in bariga dhexe aysan u dulqaadan karin dagaal kale, isagoo ku eedeeyay Israa’iil inay khatar ku tahay...
Milatariga Iran, ayaa daqiiqado yar kahor bilaabay in gantaalo culus ku garaacaan bartilmaameedyo kuyaalla magaalooyinka Tel Aviv iyo Qudus, waxaana halkaasi ka bilowday kala carar....