Ra’isul Wasaare Khayre oo kormeer kedis ah ku tegay qaar ka mid ah xarumaha dowlada (Daawo Sawirro)
Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo habsami...