Ciidamo maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii lasoo dhaafay tageen degmo lagu magacaabo Shaxda oo katirsan gobolka Karkaar ee Puntland, waxa ayna maleeshiyaadka...
Dowladda Mareykanka , ayaa cunaqabateyn adag saartay milatariga dalka Sudan, oo ay ku eedeeysay in dagaalka ay kula jiraan ciidanka gurmadka degdegga ee RSF u...
Khilaafka gacan ka hadalka sababay ee u dhaxeeya dowladaha Pakistan iyo Hindiya, ayaan wali laga gaarin xal buuxa, waxa ayna labada dal kala hirgaliyeen heshiiskii...
Dowladda Congada Dimuquraadiga, ayaa wada qorshe xasaannadda looga qaadayo Madaxweynihii hore ee dalkaasi Joseph Kabila, oo dowladda ku eedeysay in uu taageero u fidiyay fallaagada...
Siyaasiyiinta waaweyn ee Mucaaradsan Dowlada Somalia ayaa maanta iskugu tagay mowlaca Macalin Nuur ee Magaalada Muqdisho halkaasoo ay ku soo bandhigayaan dhoolatus siyaasadeed iyo kulamo...
Trump, ayaa dhexda u galay fadeexad iyo ceeb diblomaasiyadeed oo uu kala kulmayo, inuu adeegsaday sawirro been abuur ah oo aan la xiriirin Koonfur Afrika,...
Russia iyo dal walba oo la ganacsada, Maraykanku wuxuu ku soo rogi doonaa canshuur ah 500%. Sharcigan waxaa ka soo shaqeeyey Senator Lindsey Graham. Haddii...