Danjire Keating oo shan qodob ku amaanay Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha Somalia (Akhriso)
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 58aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. “Hambalyo!...