(Daawo Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo ka farxiyey naafada ciidanka xoogga dalka ee Martiini
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa gaarsiiyey Naafada Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho...