Wafdigii uu horkacayey RW Khayre oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Sawirro)
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray Magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Khayre iyo wefdigiisa...