Tuesday, May 21, 2024

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay khilaafka kala dhexeeya Puntland

Xukuumada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka siyaasadeed ee kala dhexeeya Maamulka Puntland oo ka mid ah Maamul goboleedyada xubnaha ka ah...

Senataro laga saaray kulanka uu Baarlamaanka ku hartagayo Farmaajo iyo Sababta keentay

Waxaa goordhaw lagu wadaa in Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu hortago Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya si uu khudbad uu uga hadlayo...

Dowladda Somalia oo dalka ka mamnuucday hey’ad caan ah (Akhriso)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research. War-saxaafadeed caawa ka soo baxay wasaaradda...

Xuska 14-ka Oktoobar oo Muqdisho lagu qabtay & Madaxda DF oo ka qeyb gashay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku shahiiday weerarkii arxandarada...

Al Shabaab oo sheegtay in Sargaal Ciidan ku dileen Magaalada Muqdisho

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax miino oo xalay ka dhacay degmada Waabari ee gobolka Banaadir, waxa ayna Al Shabaab sheegeen in qaraxaasi lagu...

Boolis xalay howlgal nooc cusub ah ka sameeyey qaar ka mid ah jidadka Muqdisho

Ciidamada booliska Somalia ayaa xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka sameeyey howlgal nooc cusub ah oo ka dhan ahaa dhalinyarada sida anshax...

Madaxweyne Farmaajo oo sii dheereestay Safarka uu ku joogo Qatar iyo Sababta ka dambeysa

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan magaalada Doha ee Caasimada Dalka Qatar, waxa uuna Madaxweynaha kulamo la qaatay Madax katirsan dowladaasi...

Doorashada xubnaha ka dhiman Aqalka sare oo ka bilaabatay Magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar waxaa ka bilaabatay galabta doorashada labada Kursi ee ka harsanaa 8-da kursi ee dowlad Goboleedka Hirshabelle ku metelaya aqalka sare. Doorashada Kursiga hore...

Dowlad ka tirsan Yurub oo Qaxooti Soomaali ka qaaday dalka Itoobiya (Sawirro)

Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...

Damaca Waalida ah ee Kooxda Ahlu-Sunna Daawo Ma Loo Waayay ?

Kaddib bilo iyo maalmo uu gorgortan siyayaasadeed adag uu ka socday xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, waxa ay u muuqataa in arrimaha ay hadda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs