Itoobiya oo Shaaca ka qaaday in Biyaha Wabiga Niil sidii ay doonaan u isticmaalayaan
Dowladaha Itoobiya, Masar iyo Sudan ayaan wali heshiis ka gaarin khilaafka ka dhashay biyo xireenka ay dowlada Itoobiya u sameesay wabiga Niil ay ku...
Guddoomiyihii G/Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow oo goor dhow geeriyooday!! (Daawo Muuqaal)
Allaha u naxariiste waxaa goor dhow ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Doha ee dalka Qatar Guddoomiyihi gobolka Banaadir iyo duqii magaalada Muqdisho Eng....
Raisul Wasaaraha Somalia oo Washignton kula kulmay Mr. Matthew Rycroft
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay xog-hayaha Joogtada ah ee waaxda horumarinta caalamiga ah ee...
Guddoomiyihii degmada Dayniile oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la magacaabay
Guddoomiyihii degmada Dayniile Cabdiweli Nuur Faarax ayaa xilka laga qaaday ka dib wareegto ka soo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Cabdiweli Nuur Faarax ayaa xilka gudoomiyaha...
RW Itoobiya oo Jabuuti u tagay xalinta khilaaf ka dhex aloosan Madaxda IGAD
Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku sugan dalka Jabuuti waxaana uu halkaas u tagay xallinta khilaaf u dhaxeeya dalalka ku jira urur Goboleedka...
Mareynkanka oo beegsaday labo Banki iyo xubno ka tirsan qoyska Madaxweyne Putin
Mareykanka ayaa la beegsaday bangiyada Ruushka cunaqabateyn cusub oo ay ku jirto in dadka Mareykanka ah laga mamnuuco in ay maalgashadaan Ruushka, taasoo jawaab...
Xiliga shacabka Afrika bilaabayaan iney Vise la’aan tagaan Itoobiya oo la shaaciyey
Itoobiya ayaa shaacisay xiliga ay bilaabayso iney fiisayaal bilaash ah garoonka ku siiso isla marka ay soo degaan dhamaanba shucuubta Afrika.
Bisha Nofembar ee soo...
Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo War kasoo saaray Heshiiska Farmaajo iyo Uhuru
Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guuleestay in uu kulansiiyo Madaxda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, oo mudooyinkii lasoo dhaafay u dhaxeeyay xiisad...
Nin Ganacsade caan ahaa dil u geestay oo Maxkamad la horgeeyay (Sawirro)
Waxaa saakay Maxkamada gobolka Galgaduud ee dowlad gobolewedka Galmudug la hor geeyay nin gacan ku dhiigle ah oo loo heestay in dil bareer ah...
Villa Somalia oo markii ugu horeysay si kulul uga hadashay Weerarkii xarunta dowlada hoose
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa saxaafada kula hadlay goobtii lagu aasay Guddoomiyeyaashi & Shaqaalihi Gobolka Banaadir ee ku geeriyooday Qaraxii shalay...