Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil dad badan ka argagaxeen oo shalay galinkii dambe ka dhacay xaafada Siliga Ameerikaanka ee degmada Wadajir ,kadib...
Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in dagaal mindiyo la isku adeegsaday uu ka dhacay xero milatari oo lagu tababaray Ciidamo isugu jira Soomaaliya,...
Waxaa xalay dadka magaalada Muqdisho mar qura indhaha saareen iyada oo la qaadayo qaar kamid ah dhagxaanta shubka ah ee lagu xiray wadooyin badan oo...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa meel banaan ah lagu arkay tan iyo markii la shaaciyay in laga helay cudurka saf marka ah ee Caronavirus...
Safaaradaha Soomaaliya ee kuyaala caalamka qaarkood ayaa qarka u saaran in ay xirmaan ,kadib markii laga jartay qarashaadkii socodsiinta adeega safaaradaha (RUNNING COST) oo bil...
Heyada isku dabaridka arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobey ee OCHA ayaa ka digtay in roobabka Soomaaliya ka curtay ay sababi karaan daadad dhaliya khasaarooyin kala...