David Bennett oo ahaa qofkii ugu horreeyey ee lagu tallaalo wadne Doofaar ayaa ku geeriyooday dalka Maraykanka. Ninkan oo laba bilood ka hor lagu sameeyey...
Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Yusuf Ahmed Hagar Dabageed ayaa beeniyey eedo loo soo jeediyey oo ku aadan inuu madaxtooyada dowlada Soomaaliya kala shaqeynaayo sidii dad...
Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa qiray in uu ku guuldarraystay dadaal uu doonayey in madaxweyne Joe Biden uu talefanka kala hadlo dhaxalsugaha boortooyada Sucuudiga Amiir...
Wasiirkii hore ee amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ahna Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamankii xiligiisu dhamaaday ee Somalia ayaa sheegay inuusan ka qeyb galayn doorashada...
Fashilka militari ee Ruushka ka heysta Ukraine, oo ay weheliso cunaqabataynta dhaqaale ee curyaamisay dalkaas ayaa waxay u badan tahay inay ku dhiirageliso madaxweynaha Ruushka...
Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybteeda 27aad, ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka xoogga Soomaaliyeed oo lagu helay in...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Golaha AMmaanka ku-boorriyay in aan la dhimin shaqaalaha howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM illaa...
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa saakay ka socota doorashada Xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya....