Category : NEWS
Ukraione: Milateriga Ruushka oo jebiyey xabad joojin ka jirtay labo Magaalo
Ra’isal Wasaare ku xigeenka Ukraine Iryna Vereshchuk ayaa Ruushka ku eedeysay inuu jebiyey xabbad joojintii ku meel gaarka ahayd ee laga gaaray magaalooyinka Volnovakha iyo...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Doha (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay safar...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Tirada rayidka ku dhintay weerarada Ruushku ka wado Ukraine oo la shaaciyey
Ugu yaraan 351 qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay gudaha Ukraine tan iyo markii ciidamada Ruushka ay soo galeen 24-kii Febraayo,...
Madaxweyne Biixi: “Shiinaha nooma yeerin karo Siyaasadeena arrimaha dibeda”
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay xukuumad ahaan hore ugu sheegeen mas’uuliyiinta dalka Shiinaha in aanay jirin cid u yeerin karta halka...
Cumar Filish oo dhagax dhigay laami cusub oo laga hirgelinayo Muqdisho (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha wadada Dr. Kadare, wadadaas oo tagi doonto Xeebta...
Muuse Biixi oo Daahfuray Xafiiska la socodka Tacadiyada Haweenka (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay munaasibad ballaadhan oo ay soo agaasintay Dallada Nagaad Network, taasi oo xadhig lagaga jaray dhismaha...
Akhriso Magacyada 16-Xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee gobolka Bari waxaa maanta kaliya lagu doortay ilaa 16-kursi oo loo qorsheeyay in lagu doorto magaaladaasi oo ah deegaan...
Madaxweyne Farmaajo oo safar u aaday dalka Qatar lana kulmaya Tamim bin Hamad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada Dooxa...