Rooble & danjire Larry Andre oo kormeeray hoolka lagu qabanayo doorashada Madaxweynaha
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa maanta kormeeray hoolka weyn ee teendhada Afisyooni...