Ciyaaryahanka xulka Qaranka Turkiga ee Arda Turan una usoo ciyaaray kooxo waa weyn ay kamid yihiin Athletic Madrid iyo Barcelona ayaa booliiska Turkiga saacado badan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray dhamaan...
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14...
Ciidamada booliiska ka howlgala garoomada diyaaradaha dalka Hindiya ayaa laga mamnuucay in qosol iyo dareen farxadeed muujiyaan xiliga ay ka shaqeenayaan sugida amaanka. Booliiska ayaa...