Hadal heyn ka dhalatay Wadahadal uu Madaxweyne Farmaajo la yeeshay Barham Saalix
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wadahadal dhinaca telfoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka ciraaq Barham Saalix, waxa ayna kawada hadleyn xoojinta xiriirka...