Safiirka Qadar Ujooga Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay Axmed Madoobe (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Xasan Xamza Asad. Safiirka...