Maamulka Puntland, ayaa si adag u beeniyay eedaymaha ku saabsan in ay ku lug leedahay colaadda dalka Suudaan gaar ahaanna in magaalada Boosaaso laga weeraro...
Ciidanka booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Dharkenley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Xasan Aadan , oo lagu eedeeyay in uu ku kacay...
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shiweeynaha Qaran ee...
Maamulka Puntland, ayaa kahor timid aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaaliya u fisay maamulka Khaatumo oo loo aqoonsaday dowlad goboleed lamid ah kuwa kale ee dalka ka...
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr Xasan Maxamed Muungaab, ayaa lagu soo dhaweeyay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, asigoona kulan...