Dowladda Soomaaliya oo xayiraada ka qaaday garoonka Doolow
Dawladda Soomaaliya, ayaa xayiraada ka qaaday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo maamulaan masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya...