C/wali Gaas oo soo saaray amar ku socda Wasaarado ka tirsan Maamulkiisa (Akhriso)
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ee khamiislaha ahaa  ayaa looga hadlay arrimaha  Amniga , siyaasadda ka hortaga cudurka HIV/AIDS iyo ilaalinta gaadiidka Dawladda. Amniga Puntland:...