Dowlada Somalia oo War ka soo saartay Markab xoolo ka qaaday Berbera oo lagu xanibay Jeddah
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay markab labaatan kun oo ari ah...