(Sawirro) Madaxweyne Alexander oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya
Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowlada Soomaaliya u magacowday dalkaas Ebyan Maxamed Saalax Ladane. Safiirka...