Masuul ka tirsan Maamulka magaalada Belad-weyne oo toogasho lagu dilay
Guddoomiye ku-xigeenkii Waaxda Xaawo Taako ee magaalada Belad-weyne Jeelle Gaarane Cabdulle ayaa caawa lagu dilay gudaha magaaladaas Koox hubeysan ayaa dilay Guddoomiyaha xili uu ku...