Halkee marayaa dhismaha xarunta cusub ee Madaxtooyada Galmudug? (Daawo sawirro)
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tegay Dhismaha Xurunta Madaxtooyada ee cusub iyo Afar Wasaaradood...