Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa ka digay qorshe halis ah oo ay wadaan masuuliyiinta sare ee dowlada kaasoo uu sheegay in shaqooyinka looga ceyrinayo...
Taliska ciidanka Boolisla Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray dil iyo kufsi arxan daro ah oo xalay loogu geystay dhisme ku yaalla degmada Waaberi ee...
Magaalada Zwolle, ee dalka Nederlands waxaa lagu qabtay kulan wacyigelin ah, oo looga hadlayay caqabadaha ay cunsurinimadu ka mid tahay ee ay la kulmaan ubadka...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allah u Naxariistee Guddoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland...
Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya....
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh halkaasoo uu kulan kula qaatay...