Madaxweyne Qoorqoor oo la ciiday shacabka degmada Baxdo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa degmada Baxdo kula oogay Salaadda Ciidda Carrafo boqolaal ka mid ah shacabka magaalada, masuuliyiin iyo howlwadeennno...