Diyaarad aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ayaa xalay ku qarxisay meel aan ka fogeyn xeebaha dalka Malta ee biyaha caalamiga ah, markab gargaar u siday...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi...
Mareykanka iyo Ukraine ayaa kala saxiixday heshiis muhiim ah oo Mareykanka uu ku helayo macdanta Ukraine, iyadoo tan ay Ukraine ku beddelanayso inay taageerro ka...