Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ayaa lagu burburiyay in ka badan 40 diyaaradood oo Ruushku leeyahay oo ku sugnaa dhulka Ruushka,...
Dowlada Marooko ayaa joojisey xoolihii la gawracayay sanad walba marka la soo gaaro maalmaha ciidul adxaa oo maalmo kooban ay naga xigaan. Boqorka Marooko ayaa...
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa kala hadlay, qaar ka mid ah madaxda dalalkii horey u dhexdhexaadiyey Itoobiya & Soomaaliya, in uusan...
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo aya tacsi u diray qoysaska iyo ehelada ay ka baxeen dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ku naf waayey Tacsida iyo...
Warbixino sirdoon oo dhowaan la helay ayaa muujinaya in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay xiriir la yeesheen Al-Shabaab ee Soomaaliya, iyagoo u diray qubaro ku takhasusay...