Madaxda dowlad goboleedyada oo looga digay iney soo fara geliyaan khilaafka Galmudug
Iyadoo khilaaf meel adag maraya uu ka dhex aloosmay mar kale Madaxda dowlad goboleedka Galmudug ayaa Madaxda dowlad goboleedyada ee saaxiibka dhow la’ah Madaxweynaha Galmudug...