Andargachew ‘Andy’ Tsege, oo ahaa hogaamiye sare oo mucaaradka Itoobiya ka tirsan isla markana ku xukunnaa dil ayaa xabsiga laga siidaayay maanta. ‘Andy’ Tsege,oo sidoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ayaa...
Dayuurad ay la socdeen 121 dalxiisayaal u dhashay dalka Jarmalka ayaa barqanimadii maanta degdeg u caga-dhigatay Garoonka Moi International Airport ee Magaaladda Mombasa. Dayuurada oo...
Toogashada ayaa ka dhacday magaalada ku taalla bariga dalkaasi ee Liege sida ay ku waramayso warbaahinta dalkaasi. Booliiska dalkaasi ayaa sheegay in ninka weerarka geystay...
Xiriirka kubbadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka fiirsanaya suurtogalnimada in uu bilaabo baadhitaan ku saabsan dhaawaca gaadhay xidigga Liverpool, Maxamed Salaax, ee ku dhaawacmay...