Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo bilaabay ku takrifal awooddeed iyo qabyaalad !!
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa guddaha wasaaradda ka bilaabay eex iyo musuqmaasuq saameyn badan ku yeeshay shaqaale...