Allbanaadir.com
NEWS

Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino aan ka helnay

Waxaa daqiiqado yar kahor qarax aad u xoogan oo loo maleenayo in uu ka dhashay gaari Waxyaabaha qarxay laga soo buuxiyay uu ka dhacay inta u dhaxeysa Hotelka Wehliye iyo Isgooska Dabka.

Sida aan Wararka ku helnay qaraxa ayaa ka dhacay afaafka hore Maqaayad laga cunteeyo sidoo kale aheyd goob uu geed kuyaala oo inta badan dadku ku harsadaan, waxaa sidoo kale goobtaasi kuyaalay xarumo ganacsi oo badan.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo sheegayaa in qaraxay ka dhashay, waxaana goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg dega oo goobtaasi ka qaadaya dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay qaraxaasi.

 Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Deni & Danjire Ben Fender oo ka wada hadlay doorashooyinka Soomaaliya

Caydiid Ali

Wariye Caan ahaa oo isku bedelay Darbi jiif xaaladu xumeesay oo codsi soo diray

Cabdi Cade

Shacabka magaalada Muqdisho oo cabsi iyo niyad jab lasoo daristay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---