Allbanaadir.com
NEWS

Baarlamanka Somalia oo go’aan ka soo saaray canshuurta Iibka ee Wasaaradda Maaliyadu soo kordhisay (Akhriso)

Guddiyada Baarlamanka Somalia u qaabilsan Maaliyada iyo ganacsiga ayaa sharci daro ku tilmaamay canshuurta Gadida (VAT) ee ay dhowaan ay soo kordhisay Wasaarada Maaliyada.

Canshuurtan oo ay ka hor yimaadeen ganacsatada Muqdisho ayaa sababtay in ganacsatada qaarkood ay sameeyaan gadood sababay iney hakad galaan howlihii dekeda Muqdisho iyo ganacsiugii Suuqa Bakaaraha.

Labada guddi ayaa dhowaan guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Somalia waxaa uu u xilsaaray xalinta cabashada ka timid canshuurta la soo kordhiyey, waxayna kulamo la qaateen ganacstada Muqdisho oo ay ka dhegeysteen cabashadooda.

Guddiyadan ayaa kulamadaas ka dib soo saaray war-saxaafadeed ay sheegeen iney sharci daro tahay canshuurta iibka Wasaarada Maaliyaddu soo rogtay, lana dhaqan gelin Karin.

War-saxaafadeedka ay soo saareen labada guddi oo ka koobnaa shan qodob ayaa u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com 

Related posts

Midowga Yurub oo War kasoo saaray Doorashadii ka dhacday dalka Kenya

Cabdi Cade

Burcad dhibaato badan ku haya shacabka kunool xaafado katirsan Degmada Dayniile

Cabdi Cade

Booliska Jarmalka oo qabtay nin watay 250 qori & Kumanaan xabo oo rasaas ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---