Shirkadda Taran oo sameyneysa xog aruurin aragtida dadweynaha Somaaliyeed

Somaaliya waxaa laga qoray macluumaadyo tiro badan. Balse waxaa xaqiiq ah in macluumaadyadan qaarkood eysan dad badan oo Somaali ah ka qeyb qaadan. hadaba shirkadda Taran ayaa sameyneysa aruurin aragtida dadweynaha Somaaliyeed ee arimaha la xariira dhaqaalaha, shaqo la’aanta, amniga, doorka haweeynka Somaliyeed, siyaasadda, deegaanka iyo arimo kalle oo badan.

Hadaba Shirkadda Taran waxay kugu dhiiragalineysaa inaad si buuxda uga qayb qaadato dhiibashada Ra’yigaaga shaqsiyadeed. R’a yigaada iyo macluumaadka waa la xifdin doonaa waxaana loo isticmaali doonaa falanqeyn iyo hormarka dalkaaga hooyo.

Gal linkiga hoose oo dhiibo fekerkaaga

https://goo.gl/ycR3ru

——————————————————————————————————

Somali People Perception Survey

A lot has been written about Somalia. Much of the reports and analysis are either based on small sample or completely on some limited literature available in Somalia.

The main purpose of this survey  is to document the perception of the Somali People on key economic, Social, Governance, Security and Political trends in the country. It is therefore, very important that the Somalis themselves  fully express their perception and participate in this survey towards key issues highlighted in the survey questionnaire.

We would appreciate your time taking to fill the survey form. It should take only few minutes of your time. Your response are voluntary and will be confidential. Responses will not be identified by individuals all responses will be compiled together and analyzed as groups.

Please Click Here for English Version

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -