Allbanaadir.com
NEWS

DF oo war ka soo saartay duqeyn ka dhacday Gobolka Bari

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo  kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka ay si wadajir ah u fuliyeen howlgal duqeyn ah oo ka dhan ah kooxda ISIS.

“Duqeyntan oo dhacday maanta, waxaa lagu beegsaday maleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsan khawaarijta Daacish, kuwaas oo isku aruursanayay koonfur-bari magaalada Boosaaso ee Puntland. Howlgalka ayaa lagu taageerayay dadaallada Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ee lagu ciribtirayo khawaarijta” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay dowlada.

HOOS KA AKHRISO WAR- SAXAAFADEEDKA.

Related posts

Mareykanka oo ku hanjabay in ay weerari doonaan 52-goob oo Muhiim u ah dowlada Iiraan

Cabdi Cade

Shacabka shan ka mid ah Magaalooyinka Soomaaliya oo digniino loo diray

Caydiid Ali

Jabhad la magac baxday Cawaale oo dagaal iclaamisay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---